“ Dumar badani haddii ay ogaan la haayeen tacabka ay shaqada ka maraan Ragoodu kuma ay qayliyeen “

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 мар 2025
  • Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh.
    Kala Soco Gallaydh Media Barahan
    FB : / gallaydhmedia
    FB : / hassangallaydh
    TW : / hassangallaydh

Комментарии • 12

  • @Muxsinhilaal
    @Muxsinhilaal 19 часов назад +3

    Mnsha allh gabar wanaagsan alle ha barakeeyo
    Geesiyad

  • @Abdilaahiali90
    @Abdilaahiali90 18 часов назад +3

    M.a qof caqli saliima

  • @mustafemaxamuud-bf6ey
    @mustafemaxamuud-bf6ey 9 часов назад

    alle how barakeeyo hooyada fariida❤

  • @abdikhaliqabdisalaam9006
    @abdikhaliqabdisalaam9006 9 часов назад

    Waa fariid Alle ha ubarakeeyo, inta uhartay Alle dhameeyo

  • @abuubakarmohamed5748
    @abuubakarmohamed5748 21 час назад +2

    Alle ha ubarakeeyo ganacsigaas waa hawl kar ,karti baa udheerna sida miisanka leh ee ay uhadashay bal eeg alle ha barakeeyo.

  • @maxamedabiib3035
    @maxamedabiib3035 Час назад

    Mamsha alaah ale hakubarakeyo

  • @Saifiyacumer
    @Saifiyacumer Час назад

    Meheradaada magaceedu waa fariido ❤❤❤

  • @XafsaFaarax-l8i
    @XafsaFaarax-l8i 13 часов назад

    Alle haku barakeeyo wllshy qaali runti xaqiiqda jirta baad taabatay

  • @Saifiyacumer
    @Saifiyacumer Час назад

    Fariid ilaahay haw barakeeyo ganacsigeeda

  • @aanasabdirashiid8634
    @aanasabdirashiid8634 18 часов назад +3

    War Marwadu Hadal Cadaa, alle Hakuu Barakeeyo Ganacsigaaga . Wacyigan lagu jiro Ayaad abaartay Nolosha Shaqada iyo Mushlidaha ay leedahy iyo Mooganaanta Haween waa labo kala Fog

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 17 часов назад +1

    Waa gabadh aftahanad ah oo wax baratay

  • @Mudan143
    @Mudan143 13 часов назад

    Hooyo geesiyad